Madaxdii harar

Ka Wikipedia

U soo wareegidii Harer 1520. Madaaxdii taliska. 1520-29 Abubakar Muhammed. Amiirkii ugu horeyey ee qabta boqortooyada Soomaaliland. 1529-1543 Imaam Axmed I brahim Guray. Intii uu dagaalka ku jiray iyo dhimashadisii ka dib waxaa xarunta sii joogay Nuur. 1550-1567 Nuur Cali Cabdulleh. Waxa uu dhisay darbiga ku wegaarsan magaalada. (AMIIRKA 11aad) 1647-1671 Ali Dauud. Inta u dhaxaysa oo 80 sanno ah raadin ayay u baahantahay. 1671-1700 Cabdallah cali. 1700-1721 Taha Cabdalla. 1721-1732 Abubakar Cabdallah 1732-1733 Khalf Abubakar. 1733-1747 Hamid Abubakar. 1747-1755 Yusuf Abubakar. 1755-1782 Ahmed Abubakar. 1782-1783 Muhamed Abubakar. 1783-1794 Abdishakur Yusuf. 1794-1821 Ahmed Muhumed. 1821-1825 Abdirahman Mohamed. 1825-1834 Abdikarim Maxamed Abubakar.1 1834-1852 Ahmed Abubakar. 1852-1866 Amir Mohamed Ali. 1866-1875 Mohamed Ali Abdishakur. 1875-1884 Qabsi Masar ee Dalka. 1884-1930 Abdalla 11 Ali Abdishakur. ( Waana kan lo yaqaano emiirka [[Diiriye Guure]) 1930-1975 Abdalla 111 Maxamed ( Waa wiilka emiirka Diiriye Guure una taliyay iskaba dhaafe Soomaaliya ee Geeska Afrika. Intii ka dambaysay dagaalkii dunida ee labaad waxa uu ku magacona Boqor Haile111. 1975- Siyad Maxamed Qaabka doorashada boqorka dawlada somaalidu asaga oo ah dhaxal ayuu hadan qaab doorasho oo tan iyo heer hoose ee bulshada soo mara. Waxa iswaydiinta doorashada iyo caleemo saarka aan soo maray uu bilowday 1966 waxayna socotay ilaa iyo 1970. Waxa loo saaray guddi odoyaal ka kooban waxayna diraasaynayeen shaqsiyada qofka la caleemo saari. Waxana la galy Kambayn xasuus ahaana markasta oo aan ka helo tartanka xubnaha kale waxa guriga lagu qaban jiray ciyaaro dhaqameed, iyo isuimaatin xafladeed. Xiligaas oo aan jiro 6-10 jir waxa dhacayaba war buuxda uuma hayn. Ugu dambayn 1967 waxa la soo gaadhay gababadii doorashada. 9 JIRKAYGIINA WAXA UU AWOWGAY OO ah Abdalla 111 iigu bishareeyay qabashada xilkaasi. 1970 dugsiga aanu u tagnay Qabridahare waxa qasab noqotay in aan doorto xaaska tan ii noqon doonta. Taasi oo dhaqanku sheegi hadana waa in boqoraduna soo marto sidoo kale. Waxaana khasab ka dhigay oo kale nidaamka iyo xilka barii iman doona. 1970 dhamaadkii waxbarashada sanadka waxa aan ku dhawaaqay reerka ay gabadhaasi noqon doonto. Laga bilaabo xiligasna reerkasi gabdhihiisu waxay galeen maamulka oo xilkeedu u saarnaa Awowgay hooyo. Waxaana la dhahaa xuddun isugu xidhid. Doorashadayda waxa cod ku lahaa Linkolon iyo xaaskiisa. Caleemo saarka ka dib ninkani waxa uu toos uga gu' maamulka reerka dhalay. [edit] Sources Somali History, by I.M.Lewis Harar Emirate, by S.B.Mohamed Somali Research Academy, Mogadishu. Retrieved from "http://en.wikipedia.org/wiki/Wikipedia_talk:Articles_for_creation/%22_MADAAXDII_HARAR"