Qooleey

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Postduif.jpg

Qooleey waa Shimbir caqli badan kaas oo yaqaan meesha uu u yaal gurigeesa . Qooleey dadka qaarkiis waxey u isticmaali jireen Isgaarsiin ahaan waxeyna qaadi jirtay waraaqadaha la isku diro. Qooleeyda waxee ka soo duuli kartaa, meel u jirto 1300km gurigeeda. ayada oo gurigeeda kusoo noqon karto saacada gudahood. Xowliga ee Qooleeyda ku haadi karto waxa ey u dhaxeesaa 80 ilaa 120km saacadii.. dadka qaar Qooleeyda weey cunaan.