Saynis

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi


Saynis waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin:-

  • Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo Sida Fiisigis
  • Mid ku dhisan Khibarad ee laga qaatay dabiicadda

Qeexis[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Saynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: Haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye(labo atam oo Haydrojiin ah iyo Hal atam oo Ogsijiin)ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa !! maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay

Macnaha Sayniska[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

saynisku waa waxa lagu kala garto noolaha iyo manoolaha

Sayniska Dabiiciga ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sayniska aan Muuqan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Saynis dadku sameeyeen[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sayniska Inta uu ka koobanyahay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]