Albert Einstein

Ka Wikipedia
Albert Einstein, 1921.

Albert Einstein waxa uu ahaa nin aad ugu takhasusay cilmiga fiisigiska waxa uu dhashay 14 march 1879. Waxa uu dhintay 18 abril 1955. Waxa uu u dhashay wadanka Jarmalka waxa uu waxbrashadiisi ku qaatay dugsiga swiss federal plytechnic aabihii iyo hooyadiiba waxay ahaayeen yuhuud.waxa uu helay dhalashooyinka Maraykanka iyo Iswiisarland.[1] Waxa uu ku guulaystay 1921 jaaisada looyaqaano Nobel. Kadib markii la'äasaasay dawlada Israaiil. Waxaaloosoo bandhigay in uu noqdo madaxwaynaha, Israaiillaakii wuu diiday. Isaga oo jeclaa in aanuu dhexgelin Siyaasadda.waxa uu in badan kahadlay in yahuuda iyo falastiiniyiintu ay nabad kuwada noolaadaan Falstiin.

Noloshiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxa uu dhashay 1879. Waxa uu ku dhashay magaalada olam laakiin nolashiisa inta badan waxa uu ku qaatay magaalada munikh.aabihii waxa uu kashaqayn jiray. Baalka lagasameeyo barkimooyinka in kasta oo uu ahaa yuhuudi hadana waxa uu wax kabartay dugsiga bilawga oo eey maamuli jiraty, kaniisada kaatooliga ah,laakiin wuudiiday oo wuu kasoo horjeeday, fikradas, ilaaha qofka ah, sidookale waxa uu kasoo horjeeday, diin oodhan, subxaana laah, albert, waxa uu kusoo caanbaxay, ama uu heerka kagaadhay, waa cilmiga, physcska,oo si wayn loogu qadariyo ilaa hada, waxa kale oo uu bartay garaaca muusiga, waxaa wax ka qoray (ilyaas c/raxmaan maxamed).

E=mc²

sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://www.nobelprize.org/prizes/physics/1921/einstein/biographical/