Maatar
Ka Wikipedia
matter waa waxii mugleh meel marrana buuxsha.
koonkaan aynu ku noolnahay waxa u ka koobanyahay maatar, hadii aad fiiriso agagaarkaaaga shay walba waa maater, maaterka waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood oo kala ah Adke(solid), Dareere(liquid), iyo neef(air). kimstarigu waa barashada maatarka iyo sida uu isu bedbedalo, kimistarigu waa barashada walxaha iyo isbedelkooda, maatarku waa wixii aan tamar ahayn, koonkan waxauu kakooban yahay tamar iyo maatar, tamarta waxaa kamida ilayska kulka korontada Birlabta iwm.