Category:Kimisteri

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Kimistarigu waa laan kamid ah laamaha sayniska taasoo ku saabsan barshada maatarka iyo isbadalada ku dhaca. Waxaa inta badan lagu tilmaamaa kimistrigu inuu yahay laanta saldhiga u ah sayniska maxaa yeelay barashada cilmiga Kimistariga waxay muhiim u tahay ardayda baranaysa cilmiyada Bayolojiga, Fiisigiska, Geolijiga iyo Ecolojiga. Kimistari la’aan biniaadamku horumar kama sameeyeen soosaarista Kombiyutrada, Korontada, Baabuurta iyo waxyaalaha kale ee daruuriga u ah nolosha binii’aadamka ……

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

B