Dhuxul Dhagax

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Dhuxul Dhagax

Qidcad Dhuxul dhagax saafi ah, taas oo leh midab madoow dhalaalaya.

Dhuxul Dhagax (Ingiriis: Coal) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaarboon, Haydarojiin, Salfar, Nitrojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley cadaadis iyo heerkul sareeya dhexdeeda.

Qeexid: Dhuxul Dhagaxdu waa macdan kasoo jeeda maatar-dhireed-degaaneed bur-bur kaymo (kaynta) hore oo biyo fadhiisan jireen, sida badanaa laga helo afafka wabiyada.

Dhuxul dhagaxa oo ugu badan yahay Kaarboonka ayaa si dabiici ah laga helaa oogada sare ee dhulka ayadoo u sameeysan qaabka dhagaxa.

Dhuxul dhagaxdu waa il soosaar shidaal ah, taas oo loo isticmaalo waxyaabo badan. Tan iyo wakhti hore ayaa Dhuxul dhagaxda la qodi jiray ayadoo marka la gubo soo saarta kul fiican.

Taariikhda Dhuxul Dhagaxa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Isticmaalka Dhuxul Dhagaxa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Noocyada Dhuxul Dhagaxa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Samaynta Dhuxul Dhagaxa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]