Nuurad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Nuurad

Nuurada waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku dhex milan walxo kale. Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley. Inta ugu badan waa isku dhisyo KaalshiyaamOgsaaydhis iyo KaalshiyaamHaydarOgsaadhis (CaO). Nuuradu waa hadhaaga Dhuxul Dhagaxa.

Inta ugu badan Nuurada waxaa loo isticmaalaa dhismaha iyo midabeeynta aqalada. Sidoo kale Nuurada waxaa laga sameeyaa Tamaashiirta.

Badanaaba Nuurada waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku dhex milan walxo kale. Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

Shaxda falgalka isku dhiskaasi wuxuu u dhacaa sida tan:

CaCO3 + kulCaO + CO2.

KaalshiyaamKaarboonayt + kul → KaalshiyaamOgsaadh + KaarboonOgsaaydh.

Taariikhda Nuurada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Isticmaalka Nuurada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Noocyada Nuurada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Samaynta Nuurada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]