Neef

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Neef waa Cudur ku dhaca hawa mareenka (xubnaha laga neefsado). Waxaa isu urura dhuumaha hawadu ay marto, qofkana waxaa ku adkaata inuu si caadi ah u neefsado.

Dhuumahaas (Hawa mareenka) waxaa ku wareegsan muruqyo. Muruqyadaas ayaa isu urura, taasina wexey sababtaa in dhuuntii hawadu ay maraysey ay yaraato.