Ronald Reagan
Ka Wikipedia
Ronald Wilson Reagan (noolaa 6 Febraayo 1911-5 Juun 2004, wuxuu ahaa madaxweynihiin 40aad ee dalka Mareykanka sanadka 1981-1989.Wuxuuna ahaan jiray gudoomiyaha 33aad ee gobolka Kalifornia.Madaxwaynihii asiga ka hoorayeey wuxuu ahaa Jimmy Carter.