Salaad Cali Jeelle

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Salaad cali jeele

Salaad Cali Jeelle wuxuu ahaan jiray wasiir ku xigeenkii gaashaandhiga ee Dawladda kumeelgaarka Soomaaliya, wuxuuna ka mid ahaa wasiiradii dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed.