Cabdullaahi Yuusuf Axmed
Ka Wikipedia
| Cabdullaahi Yuusuf Axmed |
|
| Madaxwaynaha Soomaliya | |
|---|---|
| Xafiiska intuu joogay | |
| 14 Oktoobar, 2004, ilaa 29 Diseembar 2008 | |
| Xil kalawareeg: | Cabdiqaasim Salaad Xassan. |
| Xil ku wareejin | Sheekh Shariif Axmed. |
| Dhashay: | 15 Diseembar 1934 |
| Ku dhashay: | [[Gobolka Nugaal]Tuulada Birta Dheer]], Soomaaliya |
| Diintiisa: | Islaam |
| Dhalasho: | |
Cabdullaahi Yuusuf Axmed Waxa uu ku dhashay Gobolka Nugaal, Puntland – Soomaaliya bishii Diseembar 1934 kii. Wuxuuna ka soo jeedaa beesha Majeerteen ee Cumar-Maxamuud. Waxaa u dhaxda marwo Xaawa Abdi Samatar oo ay isu dhaleen afar caruur ah: Maxamed, Maryan, Khadiijo iyo Axmed
[Wax ka bedel] Waxbarashada
Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxa uu wax ku bartay Talyaaniga, Ruushka iyo wadamo kale waxa uu haystaa shihaadooyin kala duwan, C/laahi Yuusuf Axmed waxaa uu wax ka yaqaanaa aqoonta maadiga sida Psychology-ga iyo Sociology-ga.
intii uu ku noolaa wadanka Ruushka waxaa uu bartey Cilmiga Miltaarka iyo Dagaal Gelinta, taas oo sababtey in qayb ka qaato C/laahi Yuusuf markii ay Soomaaliya iyo Itoobiya dagaalameen sandadii 1977/78.
C/laahi Yuusuf ka hor intii aanan xabsiga loo taxaabin, oo aysan xabsiha dhigin Dawladii hore ee Soomaaliya, waxaa uu ka baranjirey Jaamacada Lafoole Cilmiga Maamulka.
[Wax ka bedel] Siyaasadda Iyo Milatariga
Kornayl- ay kacaankii la soo shaqeeyay walow uu dagaal kaga horyimid