Sanad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Sanad (Af-Carabi: عام ama السنة) waa waqtiga u dhaxeeyo wareega uu Dhulka ku wareego Qoraxda. Haddii la'sii balaariyo, waxaa lagu qeexikaraa dhamaan koonanka kale: tusaale ahaan "Sanadka Maars" waa waqtiga uu Maars ku wareego xuduntiisa (orbit). Hijri ahaan waxaa la isticmaalaa Bisha (Dayaxa) waana 354 maalin.