Bil

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Bisha Aduunka

Bil ama Bisha waa satalitka kaliya oo Aduunka heesto. waana bisha kaliya oo ugu ween Iskujoogga qorraxda, markii la isku fiiriyo weeninka aduunka iyo bisha. bisha waxee aduunka u jirtaa 384.405 km, waa 3 jeer oo Diamitarka aduunka ah. Diamitarka bisha waa 3.474 km. bisha aduunka waxee ku wareegataa 29,5 maalmood. waqtiga aduunka waxaa lagu xisaamtamaa qoraxda ee ma ahan bisha. bisha waxaa lagu yaqaanaa kale Kalandarka. bisha waa meesha kaliya oo ka mid ah cirka oo bini aadanka cagta soo dhigay. dadkii ugu horeeyay oo bisha ku soo taabta dayax gacmeedyaasha lasaarneen, waxee ahaayeen soviet uninonka, taariikhda marka ee eheed 1959. dadkii ugu horeeyay oo cagta bini aadanka ku soo taabtay bisha, waxee ahaayeen. dad mareykan ah, taariikhda marka ee eheed 1969kii, gaar ahaan ninkii ugu horeeyay oo soo taabtay bisha waxoo ahaa mid la dhoho Neil Armstrong. bisha sababta ee u iftiimto waxaa waaye qoraxda aa qabato.