Bilaha
Ka Wikipedia
Bilaha afka soomaaliga [Wax ka bedel]
Sanadka miilaadiyada wuxuu ka koobanyahay 12 biloood. Macagyada bilahaas dhnaka afka soomaaliga waxaa loo qoraa sida hoos ku qoran.
Magacyada bilaha lagu magacaabo [Wax ka bedel]
sako sabuux soondheere soonfur arafo
| Bilaha sanadka miilaadiyada | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
| Janaayo | Febraayo | Maarso | ||||
| Abriil | Maajo | Juun | ||||
| Luuliyo | Agoosto | Sebteembar | ||||
| Oktoobar | Nofeembar | Diseembar | ||||