Sirkooniyaam

Ka Wikipedia

Sirkooniyaam

Curiyaha Sirkooniyaam.

Sirkooniyaam (ingiriis: Zirconium) astaanta (Zr) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan (40). Curiyaha Sirkooniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 4aad ee Diwaanka Curiye.

Magaca Sirkooniyaam waxaa laga keenay macdanta Zircon, oo ah isha ugu muhiimsan ee Sirkooniyaamta, taas oo micnaheedu yahay dahab-la-mood.