Siyaasadda,

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

samaroon hurumar gaadho in ay kabadsan doonto beesha labadooda oo laysku daro ku sadex jeerlaabmaysa ee makaahiil. Beesha makahiil oo ah 80% in kabadan beelaha gadabuursi uguna tirada badan sadexda wadan ee Somaliland, Ethiopia, iyo Djibouti ayaa had iyo jeer ku daasha wanaaga samaroon iyo sidashada labada beelood ee taagta daran ee midkamid ahi ay dhulkoodii ka soo barabaxday ee aanay maanta deegaankoodii hoos u dhaafsanayn buuralayda gobolka awdal iyo zelal. Taasi oo beeshaasi uga soo baxsatay dhulkoodii dad shisheeye iyo dawlado dano kale kale. Tusaale ahaan dagaanada khatarta ku jira waxa ka mida wixii ka shisheeya fiqi aadan,fardo lagu xidh. Dhinaca barina waxaa khatar ku jira oo qarka u saran in lala wareego dagmooyinka ceelsheikh, ceel lahelay, iyo cabdi geedi. Waxan taa ku cadaynayaa in ay aqbaleen dulinimadaasi in ayna waxba iskaga tirin cadka ay qaadato beesha ciisuhu ee uu ku qaato dhulkoodii ay xaqa u lahayeen.

Duqoni nin ay taqaan iyo tolkeed kama dheeraato” waxa layaaba in wadaxwayne ku xigeenku soo diro inamadiisa maanta ku xidhan jeelka Borama oo uu usoo dhiibo calanka awdal state si loo waxyeeleeyo beesha makaahiil wayneh Waxan kula talinayaa dadkaasi in ay aqbalaan waxa ay yihiin oo ay walaalahood garab