Talk:Dangorayo

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Degmada dangorayo waxaa la asasay sanadadii lixdameeyadii ,, waxaan degagay halkaas markii ugu horaysay , xaaji ahmed farajar iyo barni xaaji xuseen iyo saeed awnuur,,,

degmada dangorayo waa degmadaa 2aaad oo gobolka nugal

waxaa mara wadada isku xirta degaanada puntland , degmadu waxaa loo magaacabay degmo sanadkii 1987 halaas oo gudoomiye ka noqday , ali xaaji mahamed, dangorayo waxay korniimo la tilmaami karo samaysay ,sanadkii 1997 , dangorayo waxay ku tiirsantahay ganacsato u dhashay degmada waxayna heer bada somalia ka joogtaa meelaha ugu sareeya , degmada waxaa hoos yimaada degaano badan oo ay ka mid yihiin . ceelbuh ,uusgure ,baqbaq xaaji khayr, libaaxo. budunbuto,

barwayn ,qundheed , suuj , falfalax , iyo gabac ; 
degmada waxaa  gudomiyayaal ka soo noqday  C/qaadi kaarshe caduur (khuruuf) iyo  Ali xaji mahamed  iyo mursal yousuf mahmoud