Talk:Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Asc Maax, waan ku salaamay. Ninyahow boggan Dhulka Soomaalida ee Ingiriiska wuxuu la mid yahay Dhulka Biritishka ee Soomaaliya (Af Ingiriis : British Somaliland ama Af Ingiriis : British Somaliland Protectorate). Waa kan qeybta en.wikipedia.org en:British Somaliland. Marka waxaa ila haboon inaan isku darno oo hal bog ka soo saarno. Maxay kula tahay adiga ayaa bogga sameeyee? Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 05:35, 8 Oktoobar 2020 (UTC)[reply]

isku dar sxb, wixii qaldan hagaaji, waa ku mahadsantahay in aa ila soo xiriirtay. Maax (wadahadal) 00:15, 13 Oktoobar 2020 (UTC)[reply]