Talk:Habargidir

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

saruur waa dad lagaari karin saruur waa habar gidir geesi yaashooda saruur waa nimco madan waa dad aqoon yahaniin waa dad ala tiro badiyay Walaal Saruur waa habargidir Habargidirna waa mid marka ayaka dhan ayaa wada geesiyaal ah waana wada nabad mahadsanid

Waxaan aad ugu faraxsanahay ugana mahad celinayaa sida xil-kas nimada leh ee aad u ururisaan taariikhaha wax ku oolkaa iyo macaanida ereyada la xiriira cilniga wikipedia ha jirtoo ha joogto ayaan leeyahay waan ku qanacsanahay inaan xubin ka sii ahaado boggan caalamigaa ABWAAN TALIYE (talk) 08:39, 16 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]