Template talk:Maqaalo Somaliland

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Hagaajin farsamo[wax ka badal xogta]

Salaan sare asxaabta Mudane Maax iyo Mudane Abshirdheere, templatekan Maqaalo Somaliland markaan abuurayay waxaan isticmaalay Template:Country topics taasi oo marka View this template la riixo furaysa bog aan jirin (Template:Somaliland topics); sida saxda ah waxay ahayd ineey furto boga Template:Maqaalo Somaliland. Cilada waxaan umalaynayaa ineey tahay qaabdhismeedka templateka. Markaa adiga ayaa khabiir ah ee fadlan fiiri inaad sixi karto. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 15:20, 19 Juun 2020 (UTC)[reply]

waxaa u toosiyay template ka Maqaalo Somaliland. ma arki karo meel ee ku qorantahay 'view this template'!, fiiri hadda hadii oo sax noqday..Maax (wadahadal) 19:15, 19 Juun 2020 (UTC)[reply]
Mahadsanid sxb, Ismail4all (wadahadal) 04:44, 20 Juun 2020 (UTC)[reply]