Tiro labaale

Ka Wikipedia
Halbeeg lagu cabiro wakhtiga oo loo yaqaano saacada binary).

Tiro labaale (ingiriis: binary numeral system) waa habdhiska tiro labaale lagu isticmaalo xisaabta iyo koombuyuter sayniska kuwaas oo inta badan la adeegsado qiimaha labo lambar; sida 1 iyo 0.