Todoba

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Todoba[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Todoba (ingiriis: Seven) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta 7 taas oo ah godka todobaad ee tiroda.

Tiroda todoba waa lambarka sideedaad ee guud ahaan tirada, waxaana ka horeeya eber, kow, labo, sadex, afar, shan iyo lix. Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Hal-godleey.