User talk:Hassancadde

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Tallo ninweyn[wax ka badal xogta]

asc sxb Hassancadde, ninyahow waxaan rajaynayaa inaad wacan tahay oo wakhti heyso. Horta meeshan so.wikipedia.org waa bilaash oo cidna lacag isma siiso! Shaqada aad halkan ka qabato waa HOR ILAAHAY & HAGAAJINTA LUUQADAADA. Hadaad firaaqo heyso sxb isku day inaad balaadhiso maqaalada, abuurto kuwo cusub oo waxtar leh, hagaajiso maqaalada lagu ciyaaro iyo wixii awoodaa ah. Sidoo kale codso inaad MAAMULE noqoto. HALKAN SOO GALI QORAALKA CODSIGA. Ku dedaal inaad taageero hesho, hadii qofna ku jawaabi waayo teg boga CODSIGA MAAMULKA Sido kale fiiri bogan QORAALADA AAD SAMEYSAY. Ninyahow xilku waa wareegto, balaadhinta Luuqada Soomaaligu waa shaqo utaala dadka Soomaaliyeed oo dhan. Wixii aad ka qaban karto hagar la'aan iyo cadaalad u qabo. Nasiib wacan sxb. Ismail4all (wadahadal) 23:14, 1 Sebteembar 2023 (UTC)[reply]