Waji

Ka Wikipedia
Wajiga Mona Lisa

Waji waxaa ladhahaa wajiga hore ee Madaxa, waxoona ka koobanyahay Sanka, Indhaha, Afka, Garka iyo Foolka.