Wikipedia:Bogga Isticmaalaha

Ka Wikipedia
Boggaan Wikipedia:Xeerka Wiki Qaybta Af-Soomaaliga Waxaa soo gala dad farabadan oo wax ku qora waxaana jira halbeeg la adeegsado oo ah xoriyad ayaan dareemayaa wax alla wixii aan rabo baan qorayaa.

Marka maaha sidaas ee qor wax macquul ah oo dadka ay isku raaci karaan iskana hubi waxa aad qortay.


Bogga Isticmaalaha Boggaan wuxuu gaar uyahay bulshada wikipedia. Waa halka ay kada xiriiraan. waxaad ku qori kartaa macluumaad kasta ee Macquul ah loolama jeedo boggaan ee waa boggaada gaarka ah. "Xogta aad qoreeyso waa ineey ahaa taaa xog macquul ah "

Maxaa lagu qori karaa boggaada gaarka[wax ka badal xogta]

S=== Habka laguwada xiriiro ===

  • Iyadoo weliba ay jiraan linkiyo lagu dhejiyey dhanka bidix kuwaasoo kugu caawinaya ama kugu qasbaya dhanka Insokolobedhiyaha, waxaad gashan kartaa linkiyadaada gaarka ah si ay kuugu fududaato isu gooshka bogagga kale.

Muujinta wax qabadkaada[wax ka badal xogta]

  • Waxaad ku cadayn kartaa maqaalada aad qortay ama aad hagaajisay ama kuwa aad damacsantahay inaad samayso. taasi waxay tilmaan ka siinaysaa wax qorayaasha wikiga habka aad wax udooneeyso ama aad wax u qortid waxaaba laga yaabaa in ay gacan kaa codsadaan ama ay gacan ku siiyaan adiga. Maxaa yeelay insaykolobedhiyaha wuxuu dhiiri galinayaa wax bedelka wadajirka ah.

Isku tilmaaka habka sanaadiiqda[wax ka badal xogta]

  • Iyadoo ay ka mid tahay xeerarka insokolobedhiyaha qarinta magacaada hadana waxaa kuu suurgal ah adeegsiga bogga si aad utusto xoogaa indha nuursi ah. Sidaasna waxaa sameeyey inbadan oo ka mid ah wax qorayaasha. Waxaana usabab ah arrinkaas kala fogaanta wax qorayaasha ee insaykolobedhiyaha. Adeegsiga Sanaadiiq gaar ah ee kuu suura galinaysa:
  • Tan waxay tilmaameeysaa caqiidadaada (Muslim-Masiixi-Yahuudi-Diin+laaway)
  • Tan waxaad ku muujinaysaa dalkaada iyo qaaradaada
  • Waxay tilmaameeysaa heerkaada aqooneed
  • Waxay tilmaamaysaa ra'yigaada siyaasadeed
  • Waxaad ku tilmaamaysaa waxaad ka hesho
Gadeegsade Barta Caafimaad.
Tusaale: {{Gudagale barta caafimaad}}

Tilmaanta xaalada aad ku sugantahay[wax ka badal xogta]

Tilmaanta xaalada aad ku sugantahay. waxaa laga yaabaa inaad mashquul tahay oo aadan haynin waqti gaar ah waxaadna adeegsan kartaa Tusmada ah: {{Mashquul}} taasoo aad ula jeedo inaad mashquul tahay wararkana aad ka jawaabi doonto goor dhow. Tusmadaana waxaad dhigaysaa bogga isticmaalaha {{Mashquul}} waxaad dareemaysaa ahmiyadda uu leeyahay boggaada inta aadan howshaada gudagalin ee insaykolobedhiyaha waxaadana ka baran doontaan wax aadan halkaan ku sheegin.

Midabka saxiixaada[wax ka badal xogta]

Haddii aadan samaynin magacaada waxaa dhacaysa in saxiixaada uu noqdo Guduud (casaan) haddii aad samaysidna uu noqdo Buluug