Xabiib Sharaabi

Ka Wikipedia
File:Sawir yar 76.jpg
Xabiib Sharaabi
File:Xabiibsharabi1.jpg
Xabiib Sharaabi, dhinaca midig

Xabiib Sharaabi waa Fanaan, caan ka ah, dalka Soomaaliya ama guud ahaan dadka soomaaliyeed oo dhan.Fanaanka oo aad loogu yaqaano heesaha macaan ee Banaadiriga iyo weliba kooxda iftin. Sharaabi maanta waxa uu ku nool yahay dalka Sweden, meel u dhow caasimada Stockholm, asiga oo xaaladiisa ay aad u degentahay. sharaabi markiisa hore wuxuu ku noolaa magaalada Toronto ee dalka Canada, laakiin waxaa aad aga helay dalka Swedan. Sharaabi waxoo aad aga heli jiray Tiyaatarka Qaranka. asiga oo wali xiiseenaayo, in oo mar wadankii oo ku laabto, si oo heestii uugu danbeesay ka qaado, laakin rajadaas ee aad u yartahay, madaama oo wadanka dagaalo ka jiro wali. Sharaabi waxuu soo saari rabaa albumo cusub, inta uu joogo Yurub. sharaabi heeso badan oo macaan ayuu sameeyay, laakiin heesta ugu caansan waa

  • salaama
  • Saan Miyaa

Sidoo kale heesaha fanaankan waxaad ka heli kartaa web-ka Maalmo oo webka keedka heesaha somaliyeed