Xikmad

Ka Wikipedia

Xikmad waa erey carabi ah soomali ahaanna u yaal murti waana hadalka tixda ah ama waayo aragnimo ku dheehantahay.


„Xigmaddu wax walbay ugu horraysaa, sidaas daraaddeed xigmadda doono; Wax kastoo aad hesho weliba waxgarasho doono.”

„Guri wuxuu ku dhismaa xigmad, Wuxuuna ku taagnaadaa waxgarasho,”

„Xigmaddu waa mid ka mid ah sifooyinka Ilaahay oo waaweyn.”

„Waayo, xigmaddu waxay wax u daafacdaa sida lacagtu wax u daafacdo oo kale, laakiinse aqoonta faa'iidadeedu waa in xigmaddu ay nabadgeliso kuwa iyada haysta.”

„Isagu wuxuu leeyahay xigmad iyo xoog, Oo wuxuu leeyahay talo iyo waxgarasho.”