Yeey

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Yeey

Yeey

Yeey ama Uubato (ingiriis: Wolf) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.

Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.