YouTube
Ka Wikipedia
YouTube waa Website aad u caana oo qofwaliba fiidyawgiisa dhigan karo ama kaga qaybgali karo waxaa la aasaasy 2005tii waxa sameeyay sadex nin oo shqaale hore uga ahaan jiray shirkada PayPal waxa ay ku aasaaseen magaalda San Bruno California ee maraykanka waxa loo adeegsadaa isticmaalka youtubeha teknoolijiga Adobe Flash waxa wabsaytkan laga daawankaraa aflaamta wararka heesaha iyo waxyaabo kale oo aad ubadan
taariikh[Wax ka bedel]
Waxa aasaaska youtubeha iska lahaa sadexda nin ee kala ah Chad Hurley, Steve Chen, iyo Jawed Karim. waxaanay ahaayeen shaqaale u shaqayn jiray shirkada paypal