Jump to content

İstanbul Başakşehir

Ka Wikipedia
İstanbul Başakşehir
Magaca oo dhameestiranİstanbul Başakşehir Futbol Kulübü
La aasaasay1990; 36 sano ka hor (1990)
as İstanbul Büyükşehir Belediyespor
5 Juun 2014; 11 sanado ka hor (2014-06-05)
as İstanbul Başakşehir Futbol Kulübü
GaroonFatih Terim Stadium
Garoonka Awoodda17,156[1][2]
HoryaalkaSuper Liga
2024–255th
WebsiteClub home page
Guriga midab
Marti midab
Saddexaad middab

İstanbul Başakşehir F.K., Waa koox-banooni oo ka dhisan caasimadda Istanbul ee dalka Turkiga. Kooxdani waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1990kii, waxayna ka mid tahay shanta kooxood ee ugu waaweyn guud ahaan dalkaasi, İstanbul Başakşehir waa horyaalka kubadda cagta dalka Turkiga ee xili ciyaareedka 2019-20.

  1. "3. İSTANBUL FATİH TERİM STADYUMU" (in Turkish). ibfk.com.tr. 10 May 2017. Retrieved 10 May 2017.
  2. "MEDİPOL BAŞAKŞEHİR FK" (in Turkish). tff.org. 10 May 2017. Retrieved 10 May 2017.