Jump to content

Salaada Cishe

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay (salaada)cishaha)

Salaad Cishe Af Carabi : ar‎ Waa salaada shanaad ee salaadaha faradka waxeyna kujirtaa salaadaha fadligooda badan yahay, Nabiga (NNKH) Wuxuu yiri ninkii tukada labada bardeyn(qaboobe) Janada ayuu galayaa, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Waa salaada ku adag munaafiqiinta in ay tukadaan. Salaada cishaha waxaa ka danbeeyo 2 rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]