Salaada Casir
Appearance
Salaad casar (Af Carabi : ar) Waa salaada dhexe waxeyna kamid salaadaha sida weyn uga hadlay quraanka, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada casir malahan wax salaad sunna ah oo ka dambeeya ilaa laga gaaro Salaad maqrib. qofkii tukadaa salaad barday (salaada waqtiga qabow) salaada subax iyo salada casar qofkii tukadaa janada ayuu galayaa.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Salaada Subaxwaa saalada qoraxdu inteenu soo bixixn la tu kadu
- Salaada Duhurwaa salaada inta qoraxdu ku lushahay
- Salaada Casirwaa salaada qoraxdu qaboodo
- Salaada Magribwaa salada qoraxdu dhacdo
- Salaada Cishewaa salaada la tukado marka habeen ay tahay