Jump to content

Salaada Duhur

Ka Wikipedia

Salaad Duhur Af Carabi: صلاة الظهر Waa salaada Labaad ee ka danbeysa Subaxa kana horeysa Casirka, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada Duhur waxaa ka horeeyo 4 rakco oo sunno ah waxaana ka danbeyso 2 rakco oo sunna ah.

Waqtiga Salaadda Duhur wuxuu galaa kadib marka qorraxdu ka gudubto bartamaha cirka (zawaal) وقت الزوال wuxuuna ku egyahay marka uu bilaabmo waqtiga Salaadda Casirka taas oo ah marka hadhku la mid noqdo dhererka shayga, sida ku xusan jumhúrka culimada fiqhiga.[1]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. An-Nawawi, Al-Majmūʿ Sharḥ al-Muhadhdhab, Juz 3, Dar al-Fikr. Ibn Qudāmah, Al-Mughnī, Juz 1, Baab Waqtiga Salaadaha. Imam Malik, Al-Muwaṭṭa, Kitāb aṣ-Ṣalāh.