3 Jannaayo 2016

Ka Wikipedia
  • Safaarada Sacuudiga ee wadanka Iiraan oo la gubay: dad ka xanaaqsan talaabadii dilka wadaad Shiica ah ku xukuntey maxkamad Sacuudiga ku taala, ayaa waxay keentay mudaharaad iyo gadood xadh dhaaf ah. faahfaahin
  • Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho: Qof dhar isku joog ah ama suut ku labisan ayaa qarxiyay makhaayad ku taalada magaalada Muqdisho, ugu yaraan hal qof ayaana ku dhintay. faahfaahin