Afarta xilli
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay 4ta xilli)
Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada Jawiga |
Afarta Xili |
---|
Dabayl |
Mahiigaan · Gugac |
Roob |
Caad · Roob · Xagaa |
Category:Template |
Qaybta jawiga |
Afarta xilli (Af Ingiriis : seasons; Af Carabi : ar) waa xilliyada afarta ah ee jawiga iyo [cimilo|cimilada]] aduunka wakhti dhan hal sano (356 maalmood).
Gu, Xagaa, Dayr iyo Jilaal waa afarta xilli uu ka koobanyahay sanadka soomaalida.
- Gu,(Spring) Waa xilli roobeedka ugu muhiimsan xilliyada uu dalkeennu roobka helo wuxuuna ka bilowdaa (Maarso, Abriil iyo Maayo).
- Xagaa(Summer) Waa waqti uu wadanka ka da'o roobab yaryar oo looyaqaano xagaa (Yuunyo, Luulyo iyo Agoosto).
- Dayr(Automn) Waa xilli roobaad roob badani da,o hayeshee waxaaa ka badan Guga, (Sebtembar, Oktoobar iyo Nofembar ).
- Jiilaal,Jiilaal(Winter) Xiliga diraacda ama Jiilaalkuk waa xiliga ugu Qabaw uguna qaleylka badan ( Decembar, Janaayo iyo Febraayo)
Haddaba xilliyadan aan soo xusnay waxaa mararka qaar dhacda in ay wax iska baddalaaan oo roobabkii di,i lahaa ay baaqdaaan sababo la xiriira isbaddalka cimalada adduunka ee sii kululaanaysa oo saamayn ku yeelatay dalka oo dhan.
mahadsanidiin
Afarta xilli | |||
Gu | Xagaa | Dayr | Jiilaal |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Seasons. |