Afarta Xili
Muuqaal
| Qayb ka mid ah silsiladaha Dabeecada Cimilada |
| Afarta Xili |
|---|
| Dabayl |
|
Mahiigaan · Gugac |
| Roob |
|
Caad · Roob · Xagaa |
| Category:Template |
| Qaybta jawiga |
Afarta Xilli (Ingiriis: Four Seasons) waa afarta wakhti ee sanadka dunidu ka kooban yahay. Afarta xilli oo kal cimilo duwan ayaa waxa keena wareega dhulku ku sameeynayo qoraxda.
Afarta Xilli waxay kala yihiin
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Seasons.
Si kooban afartan xili waa afarta xili ee aduunka laga isticmaalo si loo ogaado xaalada kolba lagu jiro sida heerkulka, xilli roobaadka, iyo maalinka waxana ay yihiin sidan,
- Jiilaal ama diraac, (Winter). Jiilaalku waa mid ka mid ah xiliyadda ugu qabow ee aduunyada ka jira gaar ahaana deegaanada somaalida, waa xiliga u imaad inta badan qalayl, maalmuhu way gaaban yihiin, habeenaduna way dheer yihiin, waxana ay ka biliaabmaan (Janaury, Febraury, iyo March).
- Gu', (Spring). Gugu waa xili roobaad ay roobabka curashadu ka da'aan degaanada somalida, waxa ay ka bilaabmaan (April, May, iyo June).
- Xagaa, (Summer). Xagaagu waa xilli ka mida xiliyada ay soomaalidu isticmaasho, waa xilli kuleyl, waana xiliga ay gabaabsiga galaan xilli roobaadku, waxa ay ka bilaabantaa billaha (July, August, iyo September).
- Dayr, (Autumn). Dayrtu waa xilli ka mid ah xiliyada ay soomaalidu adeegsato waana xiliga ay dhirto bedesho midibkeeda, caleemuhuna daataan, waxa da'a roobab kooban, waxana ay ka bilaabmataa billaha (October, November, iyo December).