Category:Xili

Ka Wikipedia

Afarta Xilli[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Afarta Xilli (Ingiriis: Four Seasons) waa afarta wakhti ee loo kala saaro sanadka. Afarta xilli oo kala cimilo duwan ayaa waxa keena wareega dhulku ku sameeynayo qoraxda.

Afarta Xilli waxay kala yihiin Gu', Dayr, Xagaa iyo Jiilaal.


Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

X

Bogagga ku jira qeybta "Xili"

waxaa meeshaan ku jira 5 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 5 gud ahaan.