Aabbeheen

Ka Wikipedia

Aabbeheen – salaadda tusaalaha, Tukashaduu Ciise Xertiisii Baray. Ciise xertiisii wuxuu baray sida loo tukado. Salaadda tusaalaha:

„Aabbahayaga jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado. Boqortooyadaadu ha timaado, doonistaada dhulka ha lagu yeelo sida jannada loogu yeelo. Kibis maalin nagu filan, maanta na sii. Oo naga cafi qaamahayaga sidaannu u cafinnay kuwa noo qaamaysan. Oo jirrabaadda ha noo kaxayn, laakiin sharka naga du. Aamiin.” (Kitaabka quduska, Matayos 6)[1][2][3]

Linkiga Cadaymaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Matayos 6
  2. Sidee Baad Ilaahay ugu Dhowaan Kartaa?
  3. Yehowah Miyuu Ina Dhegeystaa?