Aakharo (dhir)
Muuqaal
| Aakharo | |
|---|---|
| Sawarka Indigofera schimperi Jaub. & Spach oo laga soo qaaday gudaha Kenya | |
| Kala soocida cilmiga ah | |
| Boqortooyo: | Plantae |
| Qaybinta: | Streptophyta |
| Gacalka: | Equisetopsida |
| Subgacalka: | Magnoliidae |
| Dirka: | Fabales |
| Bahka: | Fabaceae |
| Duulka: | Indigofera |
| Noocyada: | Indigofera schimperi |
| Magaca laba-geesoodka ah | |
| Indigofera schimperi Jaub. & Spach (Jaub. & Spach, 1856) [1] | |
| Melaha laga heli karo Indigofera schimperi Jaub. & Spach | |
Aakharo[2] (Magac Saynis: Indigofera schimperi Jaub. & Spach) ama dharjo ama dharqo waa dhir laga heli karo Soomaaliya, qaybo ka mid ah Bariga Afrika iyo Koonfurta Afrika, Yemen iyo Ustareliya.[3] Geed gaaban uu dhidhir ilaa 1.5 mitir leh uu yahay[4].
Muuqaalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Indigofera schimperi Jaub. & Spach
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Jaubert, H.F. de, iyo Spach, E., Illustrationes plantarum orientalium vol. 5 https://books.google.co.uk/books?id=Xf1mLEHLpmwC&printsec=frontcover&source=gbs_ge_summary_r&cad=0#v=onepage&q&f=false [Markay la heley: 27/11/2024]
- ↑ Barkhadle, Ahmed M.I. Qaamuuska magacyada dhirta soomaaliyeed/Flora of Somalia, Somali Plant Names Dictionary, p.1 https://arcadia.sba.uniroma3.it/bitstream/2307/2053/1/Somali%20plant%20names%20dictionary%20%281%29.pdf [Markay la heley: 27/11/2024]
- ↑ Plants of the World Online. (2015). Indigofera schimperi Jaub. & Spach Plants of the World Online Kew Science. [online] Available at: https://powo.science.kew.org/taxon/urn:lsid:ipni.org:names:499959-1 [Markay la helay: 27/11/2024]
- ↑ Thulin, M. Flora of Somalia Volume 1. (1993) https://plants.jstor.org/stable/10.5555/al.ap.flora.flos002158 [Markay la helay: 27/11/2024]