Koonfurta Afrika
Appearance
- Haku khaldin wadanka Koonfur Afrika.

Koonfurta Afrika (Nidaamka Qaramada Midoobay u qeybisay)
Juquraafi ahaan dhamaan
Ururuka Horumarinta Bulshada Koonfurta Afrika (SADC)
Koonfurta Afrika (Af Ingiriis : Southern Africa; Af Carabi : لاسعانود) waa gobolka ugu xiga dhinaca koonfurta qaarada Afrika, taasi oo aad ugu kala duwan deegaan ahaan, juquraafi ahaan iyo siyaasad ahaan dhamaan gobolada kale ee qaarada. Sida ku xusan qawaaniinta gobolada ee dejisay Jimciyada Qarama Midoobay[1] deegaanka Koonfurta Afrika waxay ka kooban tahay ilaa 11 wadan[2] kuwaasi oo kala ah: Angola, Botswana, Lesotho, Malawi, Mozambique, Naamibiya, Koonfur Afrika, Iswasiland, Tanzania, Zambia, iyo Zimbabwe.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Composition of macro geographical (continental) regions, geographical sub-regions, and selected economic and other groupings". United Nations. 2013-10-31. Retrieved 2015-01-28.
- ↑ "United Nations Statistics Division- Standard Country and Area Codes Classifications (M49)". un.org. Archived from the original on 2011-07-13. Retrieved 2016-07-25.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)