Musanbiig
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Mozambique)
Jamhuuriyadda Musanbiig (so) República de Moçambique (pt) République du Mozambique (fr) |
||||
---|---|---|---|---|
|
||||
Qaarada | Afrika | |||
Caasimada | Maputo |
Musaanbiig ama jamhuuriyadda musanbiig (Af-Bortuqiis Republica de Moçambique) waa wadan oo ku yaalo koonfurta bari ee qaarada Afrika. Wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada kala ah Tansaaniya oo ka xiga woqooyiga,Malaawi iyo Saambiya oo ka xiga woqooyi galbeed,Simbaabwi oo ka xiga koonfur galbeed, koonfurta hoose neh waxaa ka xiga Koonfur Afrika iyo Swasiland. Wadankaan caasimadiisa waa Maputo.
Xubin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waddanmha La Degaaan Mozambique
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Brazil 300+:
- Tanzania 400+
- Great Britain 2;000+:
- South Africa 1000+
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Musanbiig. |