Jump to content

Badhtamaha Afrika

Ka Wikipedia
  Badhtamaha Afrika
  Deegaanka Badhtamaha Afrika (Xadka Qaramada Midoobay)
  Dalalka Federalka Badhtamaha Afrika
Fiidiyowgan waxaa laga soo duubay dayaxa waa muuqaalka sare ee Badhtamaha Afrika.

Badhtanka Afrika (Af Ingiriis : Central Africa; Af Carabi: وسط أفريقيا) waa deegaan xudun u ah badhtamaha qaarada Afrika, taasi oo ka kooban tiro wadano ah, sida: Burundi, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Jad, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo, iyo Ruwanda.[1]

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Composition of macro geographical (continental) regions, geographical sub-regions, and selected economic and other groupings". United Nations. 2013-10-31. Retrieved 2015-01-28.