Jump to content

Aasaasayaasha Daraawiish

Ka Wikipedia
Adeegaha ugu horayay ee u adeecay boqortooyada Diiriye Guure waxaa ku sawiran muqaalkan

Aasaaska boqortooyada Diiriye Guure waxay dacday sannadka 1897 ee magaaladda Qoryaweyn. Waxaa na aasaasay adeegayaasha Diiriye Guure.

Waxaa caddaynaaya aasaasaha boggag oo ka mid ah Diiwaanka Gabayadii emiirka Diiriye Guure ee hordhaca oranaysa:

"1897kii isaggoo koox wadaaddo ah wata ..." (i.e. Aadan Seed Magan, Obsiiye Seed Magan, Aw Cabbaas Xuseen Muuse, Maxamuud Dheri) .... "wuxuu halkaa (Qoryaweyn) ka abuuray ururkii ugu horreeyey dhiskii Daraawiisheed".
(translation) "In 1987 him (the Sayyid) and a group of fellow clergymen travellers ..." (i.e. Aadan Magan, Obsiiye Magan, Aw Abbas Xuseen, Mahamuud Dheri) ... "there (at Qoryaweyn) they founded the very first nascent Darwiish group"[1]


  1. * halyeeyga darwiish ee Garaad Soofe Durraan (1957)
    • halyeeyga darwiish ee Cabdi Cali Guuleed "Cabdi-Yaar (1955)
    • Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid ... (page 5 - 1976)