Jump to content

Abaalmarinta Akadeemiyada Filimada Afrika

Ka Wikipedia
Abaalmarinta Akadeemiyada Filimada Afrika
Magaca Dhalashada Africa Movie Academy Awards
GoobtaNayjeeriya
Sidoo kale loo yaqaanAMAA
NoocaAbaalmarinta shineemada
Muuqaalowww.ama-awards.com

Abaalmarinta Akadeemiyada Filimada Afrika waxaa la bixiyaa sannad walba si loo aqoonsado heerka sare ee ka dhex jira xirfadleyda ka shaqeeya, ama kuwa aan Afrikaanka ahayn ee wax ku soo kordhiyey, warshadaha aflaanta Afrika. Waxaa aas-aasay Peace Anyiam-Osigwe waxaana laga maamulaa Akademiyada Filimada Afrika. Abaalmarinta waxaa loogu talagalay in lagu sharfo oo kor loogu qaado heerka sare ee warshadaha aflaanta Afrika iyo sidoo kale mideynta qaaradda Afrika iyadoo loo marayo fanka iyo dhaqanka. Soo bandhigidda abaalmarinta waxaa ka soo qaybgalaya wakiilo badan oo warbaahineed, dad caan ah, siyaasiyiin, suxufiyiin, jilaayaal iyo jilayaal ka kala yimid daafaha dunida.  Abaalmarinta AMA ayaa si weyn loogu tixgeliyaa inay tahay dhacdada aflaanta ugu muhiimsan Afrika[1][2] iyo abaalmarinta aflaamta ugu sharafta badan Afrika.[3][4][5][6]






  1. Wenner, Dorothée. "Showtime in Nigeria". Die Zeit (in Jarmal). Stuttgart, Germany: Georg von Holtzbrinck Publishing Group. Retrieved 14 August 2010.
  2. "Stars shine at African Oscars". CNN. April 30, 2010. Archived from the original on 10 Bisha Sideedaad 2014. Retrieved 31 July 2014. {{cite web}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. "Nigeria @50: Long trek to Nollywood". The Vanguard. Lagos, Nigeria: Vanguard Media. 1 October 2010. Retrieved 1 April 2011.
  4. Mokwetsi, John (11 April 2009). "Dangarembga in the Dark". AllAfrica.com. AllAfrica Global Media. Retrieved 1 April 2011.
  5. Magubane, Khanyi. "African film awards honour SA". Cape Town, South Africa: www.Bizcommunity.com. Retrieved 14 August 2010.
  6. "AMAA 2016 to be hosted in Port Harcourt in June". African Movie News. 14 April 2016. Archived from the original on 25 Bisha Todobaad 2020. Retrieved 16 April 2016. {{cite news}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)