Abubeker Nassir

Ka Wikipedia

Abubeker Nassir Ahmed (Af Amxaari : አቡበከር ናስር; waxa uu dhashay 23 Febraayo 2000) waa xirfadle kubbadda cagta Itoobiya ah oo u ciyaara weerarka hore ee kooxda Mamelodi Sundowns ee Premier Soccer League iyo xulka qaranka Itoobiya . Waxa uu hore ugu soo ciyaaray kooxda Ethiopian Coffee SC ee horyaalka Ethiopia .