Jump to content

Adnan Januzaj

Ka Wikipedia

(Adnan Janzuj) Adnan Januzaj waa ciyaaryahan belgium oo ciyaara kooxda Manchester United. Adnan Januzaj wuxuu ka ciyaara weerar dhexe wuxuuna ka ciyaari karaa garbaha