Af-Oromo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Af-oromo)
Jump to navigation Jump to search

Af Oromo waa luqad kamid ah baahda Afro-Aasiyatik. 25 millyan oo qof ayaa ku hadla, Af-oromadu, waa luqada ugu wayn walaalaha Kushiitiga. Wadamada lagaga hadlo waxaa ka mid ah, Itoobiya iyo Kiinya.

Af oromo waxa qoray dawladii kacaanka ee soomaliya uu hogaaminayey Maxamed siyaad barre