Af-suuq

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Af-suuq (; ) waa ereyo iyo xarfo ka mid ah luuqad kuwaasi oo gaar u ah koox bulshada ka mid ah. Sida caadiga ah, af-suuqigu waa hadal aan toos ahayn kaasi oo khaas u ah bulsho gaar ah. Guud ahaan, af-suuqigu waa hadalka u dhaxaysa saxiibo iyo dhalinyaro aan rasmi ahayn.

sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]