Af Dangme
Appearance
Dangme | |
---|---|
Dangbe | |
Dhalad u ah | Gaana |
Gobolka | Koonfur Bariga Gaana, Bariga Akara |
Qoomiyada | Dangbe |
U ah afka hooyo | 1,020,000 (2013) |
Qoyska luqada | Niger–Congo
|
Hab qoraalka | Latin (Xuruufta Dangbe) |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | Gaana |
Koodka luqada | |
ISO 639-2 | ada |
ISO 639-3 | ada |
Af Dangme, sido kale Adangme ama Dangbe ama Adaŋgbi, waa luqad Kwa ah uu luga hadlo koonfur bariga Gaana. Af Ga way isku dhow yihiin.
Qoraal Tusaale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Laga soo qaaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Adesahi tsuo ɔ, a bɔ mɛ nɛ nɔ fɛɛ nɔ e ye e he, nɛ nɔ tsuaa nɔsɔ ngɛ odehe si himi kɛ he blɔhi a blɔ fa mi. A bɔ mɛ kɛ nɔ́ se kɔmi kɛ he nule juɛmi, nɛ e hia kaa nɔ fɛɛ nɔ nɛ e na nyɛmi suɔmi kɛ ha nɔ tsuaa nɔ.[1]
Tarjumad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.